Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray khilaafkii ka taagnaa qeybsiga biyaha Webiga Nile

Dalalka Masar, Sudan iyo Itoobiya ayaa heshiis horudhac ah ka gaaray qeybsiga biyaha webiga Nile oo muddooyinkii dambe ay isku khilaafsanaayeen Masar iyo Itoobiya. Dowladda Itoobiya ayaa biyaha webiga Nile ka sameysay biyo xireen ay dooneyso in ay ka dhaliso koronto, mashruucaas oo ah biyo xireenka ugu weyn qaaradda Afrika. Mashruucan ayaa waxaa uu xiisad … Continue reading Heshiis Horu dhac ah oo laga gaaray khilaafkii ka taagnaa qeybsiga biyaha Webiga Nile